Loading Events

St. Cloud – Celebrating Somali Youth Voices/Waxay u dabaaldagaysaa codadka dhalinta Soomaaliyeed

Saturday, April 18 | 4:00 pm6:00 pm

Free

Waa bilaash

Join the Minnesota Humanities Center in celebrating “Crossroads: An Anthology of Resilience and Hope by Young Somali Writers.” Families can meet and hear from some of the books’ authors, view a dance performance, and enjoy light refreshments. Each household will also receive a free copy of the anthology.

Kala soo qaybgal the Minnesota Humanities Center u dabaaldagga “Crossroads: An Anthology of Resilience and Hope by Young Somali Writers.” Waxaad la kulmi doontaa qorayaasha qaar ka mid ah, waxaad daawan doontaa bandhig ciyaareed, iyo cuntooyin fud fudud. Reer walba waxaa hadiyad loo siin doonaa buug.

This event is open to all and offered at no cost.

Xafladan bandhiga qorayaasha buuga waxaa iman kara qof walba waana bilaash.

Register Now/HADDA IS DIIWAAN GALI

Want to know more about this book?

Learn more about “Crossroads: An Anthology of Resilience and Hope by Young Somali Writers” and how to purchase the book.

Ma rabtaa macluumaad dheeri ah oo buuggan ku saabsan?

Hel macluumaad dheeri ah oo ku saabsan buugga “Crossroads: An Anthology of Resilience and Hope by Young Somali Writers” iyo sidaad ku iibsan kartid.

Learn More/MACLUUMAAD DHEERI AH

Brian Silver

Author: Brian Silver

Contact

Eden Bart

651-772-4261
eden@mnhum.org